Channel BannerChannel Banner
UCXu6YKcBagudMc5HcY7JwyQUCXu6YKcBagudMc5HcY7JwyQ

Mohamed Omar Yusuf

5,127
Socialcounts.Org
Enter Fullscreen (f)
198,316
channel views
83
videos
daily sub 0
monthly sub 0

Share

Live Analytics

Comments 0

Mohamed Omar Yusuf Analytics Table

Income Estimates for Mohamed Omar Yusuf

Based on Mohamed Omar Yusuf's total view count of 198K views and industry-standard rates, this YouTube channel has generated an estimated total earning of $139 - $397 through ad revenue. Historical data is not yet available to calculate daily, weekly, or monthly averages.

About Mohamed Omar Yusuf

Explore Mohamed Omar Yusuf's YouTube presence with 5,127 subscribers and 83 videos. Experience the cumulative impact of 198,316 views across their engaging content.

Jannel kan waxaan ugu talo galnay inaan kusoo bandhigno barmaamij waxbarasho, oo aan ku kaabayno, korna ugu soo qaadayno cilmiga iyo aqoonta dhalinyarada Soomaaliyeed. Waxaan xoogga saaridoonnaa hadii alle idmo, maadooyinka Xisaabta iyo Sayniska oo laf-dhabar u ah waxbarashada iyo tacliinta sare. Dhalinyarada ama da'yarta Soomaaliyeed waxaa lagu qiyaasaa 75% inay ka yihiin bulsho-weynta dalkeena. Waxaan halkaa ka fahmayna in baahiyaha ugu waaweyn ee wadankeena yaala inay waxbarashadu kamid tahay. Sidaa daraadeed, waxaa dhamaanteen inala gudboon inaan kawada qeyb qaadanno sidii aan u tayeyn lahayn, una ballaadhin lahayn aqoonta iyo waxbarashada dadkeena. Mudo dheer ayaa laga yaabaa inay qaadato casharadan. Waxan ku barandoonna Mathematics, Chemistry, Physics iyo Biology. Waxaana ukala horaysiinaynaa sida qoralkodu ukala horeeyo, inshalah. Magacaygu wa Mohamed Omar Yusuf. Waxaad igalasoo xidhiidhi kartaan facebook page kayga oo aan lifaaaqiisa soo galiyey halkan hoose. Mahadsanid.

About YouTube Live Subscriber Count

SocialCounts.org lets you track YouTube live subscriber count in real time with our intuitive live sub count tracker for any channel

Watch yt live subscriber count trends unfold as our dashboard updates instantly with every new subscriber

Experience accurate youtubers live subscriber count insights powered by YouTube’s official API and smart analytics

Fuel your channel growth with live youtube sub count updates and up to the second data at SocialCounts.org

Embed Widget

Parameters:

  • fullscreen=true - Fullscreen counter
  • graph=true - Live graph chart
  • counter=0/1/2 - Select counter (0=views, 1=subscribers, 2=videos)
URL

Click to copy the embed URL to your clipboard