38,541
likes
2,202
comments
daily view 0
monthly view 0
Live Analytics
Comments 0
BOOD BOOD WAAYAHA CUSUB Performing Live in Malmo Sweden 2016 Analytics Table
Income Estimates for BOOD BOOD WAAYAHA CUSUB Performing Live in Malmo Sweden 2016
Based on this YouTube video's total view count of 6.36M views and industry-standard rates, the estimated total earning is $4.46K - $12.7K through ad revenue. Historical data is not yet available to calculate daily, weekly, or monthly averages.
About BOOD BOOD WAAYAHA CUSUB Performing Live in Malmo Sweden 2016
Explore BOOD BOOD WAAYAHA CUSUB Performing Live in Malmo Sweden 2016 with 6,369,399 views, 38,541 likes, and 2,202 comments. Experience the impact of this video content that has captured audience attention.
Don't copy this video. Lugta bidix qaad Ha bakhayline Baabacada dheel Ha baroorane Isha bidix baaq Aad balwayside Been been baa Lagu baraaraa Hadad bood bood Iyo baashaal baafinaysey Kaalay iga baro Bood bood Hadana bood bood Barashana uma baahna Badan kaaga qaad Bulshaduna ha dareento Inad tahay balo Bartilmaanso farxadada Raaxadada beegso Culimada buuqaysana Ha u bixinina Sidii baan u bukaa Qalbiguna ii barmaa Barashadaa u rabaa Iga dhaaf baabkaa dhamantiis Aniguna waa ku bisaylee Baahiduna waa sii badnaatee Soo bood bood Baaqa garatide Biyo iyo baad kaaga fiicniye Ha burburin axdigii hana baayicin Been been baa lagu bad baadaa Hadad bood bood Iyo baashaal baafinaysey Kaalay iga baro Hadad wali badaw tahay Baadiyaha joog Barbaartana ha Isku darin Ha balaayeen Odayashu balan maleh Haka daba bidin Rabshadaha burburka leh Yey ku baabi'in Hadii aadan baqayn Kaalay soo bax Bartamaha soo istaag Ha balaanbalin Jacaylkaga la bashaal Ha is boojayn Bood bood Iska bood bood Baridada waxa hela Rux ku baafiya Boodbood Hadba baala eeg = Ha baqin Ha bixin Bananka ha adin Ha baylihin Hadad bukatana Aniga ku bogsiin Itusi my baby bikacada Babkagana iifur bisharada Hadad bood bood Iyo baashaal baafinaysey Kaalay iga baro Kuu baaqaye Baridaa lux Bartaas saar Bac bac Niikada badi Basarna u dheel Bilantan jeclaayey Boqoradii haweenkad Tahaye bood Boga iiga taalaad Tahaye bood Mudo baafinayaad Tahaye bood Bood bood Baby yeey bood Bogga i saar Bishimaha keen Timahan badan Igu soo babi Baashadaa ii bixi markaasey Badaw waa badaw buriyaa Baydkiinana dhaafiya bayriyaa Barashana maleh bulshooy Been been baa Lagu baashaalaa Hadad bood bood Iyo baashaal baafinaysey Kaalay iga baro
About YouTube Real-Time View Count
With SocialCounts.org’s view counter, track your YouTube video’s live view count and YouTube likes count in real time with fast, reliable updates.
Watch every YouTube video live view count rise with our real-time YouTube views tracker—built for accuracy and minimal delay.
Follow YouTube real time views as they happen, using our dedicated view counter for YouTube videos.
Get up-to-date live view count on YouTube and see real-time growth with SocialCounts.org’s smart tracking tools.
Embed Widget
Parameters:
fullscreen=true- Fullscreen countergraph=true- Live graph chartcounter=0/1/2- Select counter (0=likes, 1=views, 2=comments)
URL
Click to copy the embed URL to your clipboard

