1,154
likes
10
comments
daily view 0
monthly view 0
Live Analytics
Comments 0
Qoysas nabad u raadiyay Yemen oo colaadda halkaas ka socota dib ugu soo celisay Soomaaliya Analytics Table
Income Estimates for Qoysas nabad u raadiyay Yemen oo colaadda halkaas ka socota dib ugu soo celisay Soomaaliya
Based on this YouTube video's total view count of 88.3K views and industry-standard rates, the estimated total earning is $62 - $177 through ad revenue. Historical data is not yet available to calculate daily, weekly, or monthly averages.
About Qoysas nabad u raadiyay Yemen oo colaadda halkaas ka socota dib ugu soo celisay Soomaaliya
Explore Qoysas nabad u raadiyay Yemen oo colaadda halkaas ka socota dib ugu soo celisay Soomaaliya with 88,396 views, 1,154 likes, and 10 comments. Experience the impact of this video content that has captured audience attention.
In ka badan 160 qof oo qaxooti Soomaali ah ayaa shalay dib ugu laabtay Soomaaliya, kuwaas oo ka cararray dagaalka dib ugu qarxay dalka Yemen ee dhexmaraya ciidamada dawladda ee Sucuudigu taageero iyo kooxda Xuutiyiinta ee gacan saarka la leh Iiraan. Soo celinta qaxootigan waxa dawladda Soomaaliya gacan ka siiyay hayâadda qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR, waxana hadda lagu hayaa xarun ku taala magaalada Muqdisho, waxana dib loogu kala qaadi doonaa magaalooyinkii ay ka tageen, kahor inta aanay u qixin wadanka Yemen. Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan oo ku booqday halka lagu hayo qaxootigaasi ayaa warbixintan ka soo diray ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali đđ˝ https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website: https://www.bbc.com/somali Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/ YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u X: https://x.com/bbcsomali
About YouTube Real-Time View Count
With SocialCounts.orgâs view counter, track your YouTube videoâs live view count and YouTube likes count in real time with fast, reliable updates.
Watch every YouTube video live view count rise with our real-time YouTube views trackerâbuilt for accuracy and minimal delay.
Follow YouTube real time views as they happen, using our dedicated view counter for YouTube videos.
Get up-to-date live view count on YouTube and see real-time growth with SocialCounts.orgâs smart tracking tools.
Embed Widget
Parameters:
fullscreen=true- Fullscreen countergraph=true- Live graph chartcounter=0/1/2- Select counter (0=likes, 1=views, 2=comments)
URL
Click to copy the embed URL to your clipboard

