1,081
likes
29
comments
daily view 0
monthly view 0

Share

Live Analytics

Comments 0

Dalxiiska Somalia: Sida Sucdi u xaqiijineyso in Muqdisho lagu arko wax ka baxsan cinwaannada wararka Analytics Table

Income Estimates for Dalxiiska Somalia: Sida Sucdi u xaqiijineyso in Muqdisho lagu arko wax ka baxsan cinwaannada wararka

Based on this YouTube video's total view count of 55.4K views and industry-standard rates, the estimated total earning is $39 - $111 through ad revenue. Historical data is not yet available to calculate daily, weekly, or monthly averages.

About Dalxiiska Somalia: Sida Sucdi u xaqiijineyso in Muqdisho lagu arko wax ka baxsan cinwaannada wararka

Explore Dalxiiska Somalia: Sida Sucdi u xaqiijineyso in Muqdisho lagu arko wax ka baxsan cinwaannada wararka with 55,435 views, 1,081 likes, and 29 comments. Experience the impact of this video content that has captured audience attention.

Dalxiiska Soomaaliya: Sida Sucdi uga caawiso dalxiisayaasha inay arkeen dhanka qarsoon ee Muqdisho. Inkastoo Soomaaliya muddo dheer lala xiriirinayay colaado iyo amni darro, haddana xeebaheeda, goobaha taariikhiga ah iyo dhaqankeeda ayaa leh awood ay ku soo jiidan karaan dalxiisayaal. Sucdi Cabdifatah, oo ka mid ah hagayaasha dalxiiska ee magaalada Muqdisho, ayaa ka mid ah dadka doonaya in dalxiisayaasha ay dalka ku bartaan waayo-aragnimo wanaagsan. Marka Soomaaliya lagu xuso warbaahinta caalamka, waxaa inta badan waxaa la maqlaa wararka ku saabsan colaadaha, weerarrada iyo caqabadaha amni. Sawirkaas ayaa saameeyay sida dad badan oo dunida ku nool ay u arkaan dalka, iyadoo aan mar walba la helin fursad lagu soo bandhigo quruxda dabiiciga ah, taariikhda iyo nolosha maalinlaha ah ee dadka Soomaaliyeed. Hase yeeshee, waxaa jira dad imaanaya Muqdisho si ay iyagu u arkaan magaalada, una ogaadaan waxa ka baxsan sawirka ay horay uga haysteen warbaahinta. Sucdi, oo ah hage dhanka dalxiiska ee caasimadda Soomaaliya, ayaa ka mid ah dadka ka shaqaynaya in dalxiisayaasha ay bartaan magaalada iyo goobaha ay caanka ku tahay. Sucdi ayaa sheegtay inay ku dhowaad saddex sano ku jirtay shaqada hagidda dalxiisayaasha. Xirfaddan waxay ka baratay aabbaheed oo muddo ku dhow 30 sano ka shaqaynayay isla mihnaddan, welina sii wada. Soo-saare: Fardawsa Osman Hanshi #somalia #tourism #somalinews #somalia ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali šŸ‘‰šŸ½ https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website: https://www.bbc.com/somali Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/ YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u X: https://x.com/bbcsomali

About YouTube Real-Time View Count

With SocialCounts.org’s view counter, track your YouTube video’s live view count and YouTube likes count in real time with fast, reliable updates.

Watch every YouTube video live view count rise with our real-time YouTube views tracker—built for accuracy and minimal delay.

Follow YouTube real time views as they happen, using our dedicated view counter for YouTube videos.

Get up-to-date live view count on YouTube and see real-time growth with SocialCounts.org’s smart tracking tools.

Embed Widget

Parameters:

  • fullscreen=true - Fullscreen counter
  • graph=true - Live graph chart
  • counter=0/1/2 - Select counter (0=likes, 1=views, 2=comments)
URL

Click to copy the embed URL to your clipboard