719
likes
8
comments
daily view 0
monthly view 0

Share

Live Analytics

Comments 0

Sanbaloolshe: Maxaa ka jira in dowlado shisheeye ay taageerayaan? Analytics Table

Income Estimates for Sanbaloolshe: Maxaa ka jira in dowlado shisheeye ay taageerayaan?

Based on this YouTube video's total view count of 40.3K views and industry-standard rates, the estimated total earning is $28 - $81 through ad revenue. Historical data is not yet available to calculate daily, weekly, or monthly averages.

About Sanbaloolshe: Maxaa ka jira in dowlado shisheeye ay taageerayaan?

Explore Sanbaloolshe: Maxaa ka jira in dowlado shisheeye ay taageerayaan? with 40,304 views, 719 likes, and 8 comments. Experience the impact of this video content that has captured audience attention.

Maxaa Sanbaloolshe geeyey magaalada Beledweyne? Muxuu ka damacsan yahay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan gobolka Hiiraan, maxaase ka jira eedeymaha sheegaya in dowlado shisheeye ay taageerayaan ama uu dagaal ka abaabulayo gobolka? Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali, oo loo yaqaan Sanbaloolshe, horena u soo noqday Taliyaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya (NISA), ayaa BBC Somali uga warramay sababta uu u tegay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, xilli uu taagan yahay muranka siyaasadeed ee ka dhashay doorashadii maamulka Hirshabeelle. Sanbaloolshe ayaa sheegay inuu Beledweyne u tegay sidii uu ula dareen noqon lahaa dadka uu ka soo jeedo ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo qaarkood ka soo horjeeda hannaanka awood-qaybsiga iyo doorashadii madaxda cusub ee Hirshabeelle. Xildhibaanka ayaa si adag uga falceliyey hadal uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ka jeediyey magaalada Jowhar, kaas oo ku saabsanaa in reer Hiiraan la siiyey caasimadda maamulka Hirshabeelle. Sanbaloolshe ayaa hadalkaas ku tilmaamay jeesjees, isagoo sheegay in aanu ahayn arrin uu madaxweynuhu ku habboon yahay inuu sidaas uga hadlo. Wuxuu sidoo kale sheegay in aanu aqoonsanayn madaxda cusub ee Hirshabeelle, balse uu doonayo in xuquuqda uu sheegay inay ka maqan tahay dadka gobolka Hiiraan lagu raadiyo wada-hadal iyo hannaan nabadeed. Haddaba, Sanbaloolshe ma qorsheynayaa inuu abaabulo dhaqdhaqaaq ka dhan ah maamulka Hirshabeelle? Maxaa ka jira wararka sheegaya in dowlado shisheeye ay garab siinayaan? Sideese uu u arkaa mustaqbalka gobolka Hiiraan iyo xiriirka uu la leeyahay dowladda federaalka Soomaaliya? BBC Somali ayaa Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe weydiisay su'aalahan iyo kuwo kale oo ku saabsan xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Beledweyne, khilaafka awood-qaybsiga Hirshabeelle iyo hadallada uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ka jeediyey magaalada Jowhar. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali šŸ‘‰šŸ½ https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheenna bulshada: Website: https://www.bbc.com/somali Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/ YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u X: https://x.com/bbcsomali #BBCSomali #BBCNewsSomali #Sanbaloolshe #Sanbalolshe #AbdullahiMohamedAli #CabdullaahiMaxamedCali #Hiiraan #Hiran #Beledweyne #Beletweyne #Hirshabeelle #Hirshabelle #XasanSheekh #HassanSheikhMohamud #Somalia #Soomaaliya #SomaliPolitics #SomaliaGovernment #SomaliParliament #NISA #SomaliaNews #Muqdisho #Mogadishu #Jowhar #WararkaSoomaaliya #GeeskaAfrika #HornOfAfrica --- Sanbaloolshe, Sanbalolshe, Sambalolshe, Cabdullaahi Maxamed Cali, Abdullahi Mohamed Ali, Abdullahi Mohamed Ali Sanbalolshe, Sanbaloolshe BBC Somali, Sanbaloolshe interview, wareysiga Sanbaloolshe, Sanbaloolshe Beledweyne, Sanbaloolshe Hiiraan, Sanbaloolshe Hirshabeelle, Sanbaloolshe Xasan Sheekh, Sanbaloolshe taageero shisheeye, Sanbaloolshe foreign support, Sanbaloolshe dagaalka Hiiraan, Sanbaloolshe NISA, taliyihii hore ee NISA, xiisadda Hiiraan, xiisadda Beledweyne, khilaafka Hirshabeelle, doorashada Hirshabeelle, Hirshabelle election, Hirshabelle political crisis, Hiiraan political crisis, Beledweyne news, Beletweyne news, Hiran region Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, Hassan Sheikh Mohamud, Madaxweyne Xasan Sheekh, Jowhar Somalia, dowladda federaalka Soomaaliya, Somalia federal government, Somalia politics, Somali parliament, Somali political news, Somalia latest news, wararka Soomaaliya, wararka Hiiraan, BBC Somali, BBC News Somali, BBC Somalia

About YouTube Real-Time View Count

With SocialCounts.org’s view counter, track your YouTube video’s live view count and YouTube likes count in real time with fast, reliable updates.

Watch every YouTube video live view count rise with our real-time YouTube views tracker—built for accuracy and minimal delay.

Follow YouTube real time views as they happen, using our dedicated view counter for YouTube videos.

Get up-to-date live view count on YouTube and see real-time growth with SocialCounts.org’s smart tracking tools.

Embed Widget

Parameters:

  • fullscreen=true - Fullscreen counter
  • graph=true - Live graph chart
  • counter=0/1/2 - Select counter (0=likes, 1=views, 2=comments)
URL

Click to copy the embed URL to your clipboard