386
likes
10
comments
daily view 0
monthly view 0
Live Analytics
Comments 0
Maxaa laga yeelayaa maamul goboleydyada Puntland iyo Jubalabd? Analytics Table
Income Estimates for Maxaa laga yeelayaa maamul goboleydyada Puntland iyo Jubalabd?
Based on this YouTube video's total view count of 39.1K views and industry-standard rates, the estimated total earning is $27 - $78 through ad revenue. Historical data is not yet available to calculate daily, weekly, or monthly averages.
About Maxaa laga yeelayaa maamul goboleydyada Puntland iyo Jubalabd?
Explore Maxaa laga yeelayaa maamul goboleydyada Puntland iyo Jubalabd? with 39,171 views, 386 likes, and 10 comments. Experience the impact of this video content that has captured audience attention.
Guddiga doorashooyinka qaranka ayaa maanta shaaciyay taariikhda la qaban doono doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya. Guddiga ayaa sheegay in doorashada baarlamaanka oo qof iyo cod ah la qaban doono 15ka bisha April ee sanadka 2027 ka halka doorashada madaxweynahana la qaban doono 15ka bisha May ee isla sanadka 2027ka. Waxaa jira maamul goboleydyada Puntland, Jubaland iyo qaar ka mid ah mucaaradka oo badankood u sharaxan xilka madaxweynaha ay ka soo horjeedaan doorahada qof iyo codka ah ee uu ka shaqweynayo guddiga doorashooyinka. Wariyaha BBC da ee magaalada Muqdisho Maxamuud Cabdicasiis ayaa waxa uu arintaasi ka wareystay Cabdikariin Axmed Xasan. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali šš½ https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website: https://www.bbc.com/somali Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali Instagram: https://www.instagram.com/bbcsomali/reels/ YouTube: https://www.youtube.com/@BBCNewsSomali/videos WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7CBbA0rGiHILXDlJ3u X: https://x.com/bbcsomali
About YouTube Real-Time View Count
With SocialCounts.orgās view counter, track your YouTube videoās live view count and YouTube likes count in real time with fast, reliable updates.
Watch every YouTube video live view count rise with our real-time YouTube views trackerābuilt for accuracy and minimal delay.
Follow YouTube real time views as they happen, using our dedicated view counter for YouTube videos.
Get up-to-date live view count on YouTube and see real-time growth with SocialCounts.orgās smart tracking tools.
Embed Widget
Parameters:
fullscreen=true- Fullscreen countergraph=true- Live graph chartcounter=0/1/2- Select counter (0=likes, 1=views, 2=comments)
URL
Click to copy the embed URL to your clipboard

