37,944
likes
40,786
comments
daily view 0
monthly view 0
Live Analytics
Comments 0
Nabar iyo Naxdin Waayaha cusub Analytics Table
Income Estimates for Nabar iyo Naxdin Waayaha cusub
Based on this YouTube video's total view count of 1.39M views and industry-standard rates, the estimated total earning is $979 - $2.79K through ad revenue. Historical data is not yet available to calculate daily, weekly, or monthly averages.
About Nabar iyo Naxdin Waayaha cusub
Explore Nabar iyo Naxdin Waayaha cusub with 1,398,379 views, 37,944 likes, and 40,786 comments. Experience the impact of this video content that has captured audience attention.
Waayaha cusub / music Roba / vocal Danilo No no dhaha No dhaafa No no dhaha No na dhaafa Naaquudayaashiyo Nacam laha warkooda Ruxii nabad u haystoow Naxli baad ku nooshahay In la naaro mooye Talo uma nuglaadaan Mana naxaan kuwaanoo dadkood uma naxriistan Nabar iyo naxdin Naac naac badana Naxli iyo nusqaan Naaday ku noolyihiin Nudagay na gooyaan Oo na nuugaan Nabad beena dooni mayno Nolol aan jirin =========2 Naanaablayaashiyo Nacab laha warkooda Ruuxi nolol u haystow Somalida ha naafayn Ku nasiibso mooye Nimco kama sugayno Mana lahan nasiibo Dalka ugu nagaadaan Nabar iyo naxdin Naac naac badana Naxli iyo nusqaan Naaday ku noolyihiin No no no Nudagay na gooyaan Oo na nuugaan No no no Nabad beena dooni mayno Nolol aan jirin =========2 No no dhaha No dhaafa No no dhaha No na dhaafa Nabad iyo nolol ah Naqnaq badana Nabad ba mahayne Aaway noloshu Neerfahay xanuunsheen Maatadii nuglayd Nuxnuxdooda badane Yaan loo noqon Naanaalayaashiyo —— nacasnima ku noolyihii Naarquutayaashuna ——— Xaaraantay ku naaxaan Dadkii way naafeeyeen Wayna nolol tireen Ninku ninkii ma ahane Yaan la niyad jabin In loo nacamleeyana Waa nacasnimo Kuwan waa nabiibee Yaan la noogin Nusqaan kama yelno Iyo naado been ah Naruurana ma lahane Ha la wada naco Nabar iyo naxdin nuxur buuran maleh Waa ku nabayaan Dub naxana maleh Kaligood baa nacfiyay Misna naaxay No no dhaha No na dhaafa No no dhaha No na dhaafa Nabar iyo naxdin Naac naac badana Naxli iyo nusqaan Naaday ku noolyihiin No no no Nudagay na gooyaan Oo na nuugaan No no no Nabad beena dooni mayno Nolol aan jirin
About YouTube Real-Time View Count
With SocialCounts.org’s view counter, track your YouTube video’s live view count and YouTube likes count in real time with fast, reliable updates.
Watch every YouTube video live view count rise with our real-time YouTube views tracker—built for accuracy and minimal delay.
Follow YouTube real time views as they happen, using our dedicated view counter for YouTube videos.
Get up-to-date live view count on YouTube and see real-time growth with SocialCounts.org’s smart tracking tools.
Embed Widget
Parameters:
fullscreen=true- Fullscreen countergraph=true- Live graph chartcounter=0/1/2- Select counter (0=likes, 1=views, 2=comments)
URL
Click to copy the embed URL to your clipboard

