5,368
likes
579
comments
daily view 0
monthly view 0

Share

Live Analytics

Comments 0

Full Trading Strategy || Afarta Entry aan suuqa ka qaadano iyo Sharaxaadooda (S1-2-3-4) || Analytics Table

Income Estimates for Full Trading Strategy || Afarta Entry aan suuqa ka qaadano iyo Sharaxaadooda (S1-2-3-4) ||

Based on this YouTube video's total view count of 231K views and industry-standard rates, the estimated total earning is $162 - $463 through ad revenue. Historical data is not yet available to calculate daily, weekly, or monthly averages.

About Full Trading Strategy || Afarta Entry aan suuqa ka qaadano iyo Sharaxaadooda (S1-2-3-4) ||

Explore Full Trading Strategy || Afarta Entry aan suuqa ka qaadano iyo Sharaxaadooda (S1-2-3-4) || with 231,498 views, 5,368 likes, and 579 comments. Experience the impact of this video content that has captured audience attention.

Muuqaalkaan waxa aan kusoo koobay Nidaamka aan suuqa kaga trade garayno ama Strategyadeenii oo dhamaystiran, Haddii aad gaar usoo fahamtay qodobadii aan mid walba muuqaalka u gaarka ka duubnay ee kala ahaa, Trend , Supply and Demand zones, Liquidity and Manipulation, Countertrend break, Imbalance momentum and order flow, multiple time frame Analysis, intaas oo aan mid walba gaarkiisa ugasoo hadalnay haddii aad soo fahamtay hadaba muuqaalkani waxa uu ku barayaa Dhammaan qodobadii aad soo baratay oo la isku keenay iyo qaabka ay suuqa ugasoo dhex muuqanayaan marka aynu fursadaha kala duwan dhisayno✍🏾 Afar Scenario ama afar xaaladood ayaa ka suurtogal ah in aad suuqa fursad uga fulisid marka aad tahay Trader la socda Trendiga iyo Momentumka suuqa✍🏾 ✅ Scenario 1: Waa marka aad la socotid Trendiga ah H4ama H1Trend deedna aad 15 mins uu kuu yahay Countertrend📊 ✅Scenario2: Waa Marka aad la socotid 15 mins trend la jiho ah H4ama H1Trend, ayna 5 mins kuu tahay Counterntrend📊 ✅Scenario3:Waa Marka aad la socotid 15 mins trend kasoo horjeeda H4ama H1Trend, sidoo kalena 5 mins ay kuu tahay Counterntrend📊 ✅Scenario4: Waa marka aad la socotid 5 mins trend la jiho ah 15 Mins trend, 1 mins-kana uu kuu yahay countertrend📊 Muuqaalkaan haddii aad fahamtid waxaad fahamtay qaabka aan aniga iyo ardayda igu xiran oo dhan ay suuqa fursado uga raadiyaan, haddaba si uu adigana kuugu fududaado waa Muhiim in aad practice badan iyo ku celcelin joogto ah aad ku samaysid ilaa aad ugu dambaynta aragtid in uu adigana kuu fududaaday, sidoo kale waxaad tusaalayaal dheeri ah ka dhex heli kartaa zoomamka duuban ee youtube-keena ku jira 🙌🏾 Waxaan Rajaynayaa in uu noqon doono Muuqaal idinka filnaada fahamka qaabka aan u trade garayno oo dhamaystiran✍🏾 🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts🙌🏾 ✅ Instagram: https://www.instagram.com/moalimuu/ ✅ Wesbsite: https://moalimuufx.com/ ✅ Discord: https://discord.gg/qp5FRXgHDw

About YouTube Real-Time View Count

With SocialCounts.org’s view counter, track your YouTube video’s live view count and YouTube likes count in real time with fast, reliable updates.

Watch every YouTube video live view count rise with our real-time YouTube views tracker—built for accuracy and minimal delay.

Follow YouTube real time views as they happen, using our dedicated view counter for YouTube videos.

Get up-to-date live view count on YouTube and see real-time growth with SocialCounts.org’s smart tracking tools.

Embed Widget

Parameters:

  • fullscreen=true - Fullscreen counter
  • graph=true - Live graph chart
  • counter=0/1/2 - Select counter (0=likes, 1=views, 2=comments)
URL

Click to copy the embed URL to your clipboard